Dhageyso Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Gabagabeeyey Diiwaan Gelinta Musharxiinta

Gudiga qaban qaabada Doorashooyinka dalka ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gabagabayey diiwaan gelinta Musharxiinta ka qeyb qaadaneysa Doorashooyinka Madaxtimada Soomaaliya.

Musharaxiin gaareysa ilaa 24 Mudane ayaa buuxiyey dhamaan shuruudihii laga doonayey Musharxiinta u tartameysa Xilka.

Sideeda Bisha soo socota febraayo ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha dalka.

Hoos ka aqriso Musharaxiinta iska diiwaan geliyey Gudiga qaban qaabada Doorashooyinka

1.Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
3. Cabdiqaadir Cosoble Cali.
4. Maxamuud Maxamed Culusow.
5. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
6. C/naasir Cabdulle Maxamed.
7. Bashiir Raagge Shiiraar
8. Maxamed Cali Ameeriko
9. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
11. Saciid Cabdullahi Dani
12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.
13. Jibriil Ibraahim Cabdulle.
14. Saciid Ciise Maxamuud.
15. Cali Xaaji Warsame
16. Xasan Sheekh Maxamuud.
17. Maxamed Cabdirisaaq.
18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees)
19. C/llaahi Ciilmooge Xersi.
20. Xaaji Maxamed Yaasiin.
21. Axmed Maxamed Cabdi.
22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
23. C/llaahi Cali Xasan.
24. Maxamed cali Jabarti

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE