Dhageyso Xildhibaano Hor Ku Biirey Mooshin Laga Keenay Hogaamiyaha Koonfur galbeed

Waxa sii kordhaya Xildhibaanada Maamulka Koonfur galbeed ee saxiixay Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaana socda dadaal kii ugu dambeeyey ee la doonayo in xilka looga tooro hogaamiye Shariif

Xildhibaano hor leh aya la shaaciyay inay ku biireen Saxiixa Mooshinka waxaana la ogaaday inay arintaasi ka soo horjeedaan Xildhibaano aad u yar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE