Somali Land ayaa Sheegtay In Deegaanada Ay Ka Arimiyaan Aanan Lagu Sameeyn Karin Basaboorka Soomaaliya (Video)

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arrimiso in lagu farsameyo Baasaboorka Soomaaliga ee loo yaqaano E-Passport.

Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada Arrimaha Gudaha, Wasiirka Duulista Hawada, iyo Gaadiidka Cirka, Wasiiru dowlaha Amniga iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa lagu gaaray go’aankan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open