Dhageyso Dowlada Canada Oo Sheegtay Inay Soo Dhaweeneyso Dadka Soo Galootig Ah

Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyada ee Canada Ahmed Xussein ayaa wareysi uu siiyey VOA ku sheegay in aysan saameyn doonin dadka haysta dhalashada iyo deganaanshaha rasmiga ah ee Canada xanibaadka 7 dal ee ay Somalia ku jirto.

“Waxaan saacado ka hor dowlada Mareykanka kala hadalney inay cadeyn ka bixiyaan sida go’aankooda u shaqeynayo, waxeyna noo sheegeen in dadka wadamadan ka yimid ee haysta labada dhalasho ee dalalkooda iyo Canada aysan sameynaynin arinkan”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE