Amin Arts Oo Sawir Cajiib Ah Ku Muujiyey Rajo Xumada Madaxweye Xasan Uu Ka Qabo In Markale La Doorto(Sawir)

Farshaxaniste Amin Caamir(Amin Arts) ayaa Kartoon cajiib ah ku muujiyey rajada iyo damaca uu ka qabo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh in markale dib loo doorto.

Xasan Sheekh oo maalmahaan xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federalka ku hurgubaayey lacagihii uu xaday intii uu xilka haayey ayaa waxaa xiligan heer gabagabo u maraayo ololahiisa doorashada iyadoo laga cabsi qabo in markale uu iibsado codka xildhibaanada labada Aqal.

Hoos ka daawo Kartoonka uu Amin Camir ka sameeyey Xasan Sheekh Maxamuud

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran