Dr C.raxmaan Ducaale Beyle Oo Sheegay In La Baabi’iyey Doodii Musharxiinta Kana Hadlay Arimaha Doorashada (Video)

Doodii musharixiinta madaxweynaha ayaa gebi ahaanba la joojiyay, Guddiga doorashada oo goor dhowayd Warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay doodii.

Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta ay u baaqatay Doodii la filayey inay saaka dhacdo, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Go’aanka meesha looga gebi ahaan Doodaasi Iyo Arimaha doorashada Madaxwaynaha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran