Dhageyso Qaar Ka Mid Ah Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Sheegay Inay XaaladoodaAmaan Ay Qatar u Jirto

Maxamed Maxamuud Culusoow oo ka tirsan Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa sheegay in naftoodu ay halis ku jirto.

Culusow ayaa sheegay in qaar kamid ah Musharixiinta lagu wargaliyey in la ugaarsanayo oo naftoodu ay halis ku jirto,wuxuuna sheegay in hay’addaha nabadgalyada ay masuul ka yihiin Amniga Musharixiinta.

Muran xoog leh ayaa u dhexeeya Musharixiinta xilka Madaxweyne ee dalka iyo Gudiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran