Dhageyso Waraysi Xiiso Leh Oo Lala Yeeshay Gabar Soomaliyeed Oo Madax Ka Ah Urur Ka Dhisan Dalka Kanada

Ururka Isutaga Ardeyda Kanada, Canadian Federation of Student waxaa uu u dhaqdhaqaaqaa xuquuqda ardey dhigato waxbarashada sare ee Kanada, sida macadyada iyo jaamacadaha.

Ururkan oo sanadahi u danbeeyey ardeyda usoo hoyiyey guulo la taaban karo, ayaa waxaa gudoomiye u ah gabar Soomaaliyeed. Sida ay VOA-da usheegtey, Billan Maxamed Carte waxaa ay aaminsan tahay in Soomaalida Kanada ay ka dhex muuqdaan bulshada reer Kanado iyaga oo Soomaalinimadoodana haysta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE