Raysalwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Dr Saacid Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Kana Hadlay Xaalada Doorashada (Video)

Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho,  Wuxuuna Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu Baaqay Inay ka shaqeeyaan Danta Guud ee dalka, Doorashaduna ay ku dhacdo si degan oo Nabad ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran