Tacsi Geerida Marxuum Ex-General Cabdikariim Daahir Dheere

Annagoo ah Jaalliyadda Magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, gaar ahaan Maxamed Cumar Shaati, Cabdullaahi Maxamed Cabdulqaadir, Cabdullahi Axmed Nuur, Ugaas C/Naasir Weydow, waxaan Tacsi u direynaa dhammaan ilma Daahir Dheere, gaar ahaan C/naasir Daahir, oo saaka walaalkood marxuum General C/Kariim Daahir Dheere uu ku geeriyooday magaalda Muqdisho.

Marxuumka Geeriyoodey ayey ilaahay uga baryeen in kitaabkiisa midigta ┬áka siiyo, Jannada firdowsana ha ku abaalmariyo – Aammiin, waxaana Ehelada Marxuumka u rajeeyeen samir iyo iimaan inuu Alla ka siiyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran