Musharax Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Go’aanka Maxkamada ICJ Ayaa Kabaha La Dulmaray Madaxdii Ku Eedeysan Kiiska Badda (Video)

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaana si kalsooni leh uu uga hadlay go’aanka kasoo baxay Maxkamada Caalamiga ee ICJ ay ku go’aamisay in ay qaado kiiska muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Xasan Ayaa ugu horeyn dowladiisa ku aamanay dowrka Soomaalinimo ee ay dacwada ugu soo oogtay dowlada Kenya oo heshiis aan sax aheyn ku sheegatay dhul badeed baaxad leh oo ay Soomaaliya iska eedahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran