Nin Cadaan Ah Oo Haweenay Soomaaliyeed Oo Da’ah ku Kufsaday Magaalada Minnesota (Video)

Nin Ajnebi ah ayaa la sheegay inuu ku Kufsaday Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Sidoo kalana wuxuu Weerar kamid kaasi lamid ah u Gaystay Qaar kale.

Ciidamada Booliska ee Howshan ku howlan ayaa Shacabka uga Warbixiyey, SIdoo kalana waxaa Arintaasi ka hadlay Qaar kamid ah Soomaalidii ka qayb gashay Kulankaasi.

Dhacdada Noocan ah ayaa la sheegay Hadii uu gaysan lahaa nin Soomaali ah in Aad loo Buunbuunin lahaa, Balse marka ay Soomaaalida dhibaatu gaadho aan aad looga hadal.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE