Dhageyso Dood Xiisa Badan Oo Ay Ka Qeyb Galeen Seddax Musharax Oo U Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha

Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka ee ka baxa Idaacadda Laanta Afka Soomaaliga ee VoA ayaa lagu marti qaaday qaar ka mid ah muhsraxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynenimo.

Musharaxiinta kala ah Shariif Sheekh Axmed, Cabdullaahi Ciilmooge Xersi iyo Maxamed Maxamuud Culusow, waxaana sidoo kale jiri doona qeybo kale oo lagu marti qaadi doono Musharxiinta xilka u tartamaya.

Seddaxdan Musharax oo ka midka ah shakhsiyaadka ugu cad cad ee loo saadaalinayo doorashada ayaa waxay marka hore ka faaloonayaan taariikhdooda nololeed iyo waxqabadka ay la imaanayaan hadii xilka loo doorto.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran