Toos U Daawo Khudbadaha Musharaxiinta Ay Ka horjedinayaan Barlamaanka Somaliya

Sideed ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madxwweynaha Soomaaliya ayaa maanta hor taagan Baarlamaanka Fedaraalka, waxaana halkaas ay ka jeedinayaan waxqabadkooda hadii ay kusoo baxaan xilka madaxweynaha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE