Amin Caamir Oo Sawir Murugo Badan Ka Sameeyay Musharax Madaxweyne Farmaajo

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Dareen badan Xambaarsan Ka sameeyay Musharax Maxamed C.laahi Farmaajo oo u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya.

Farmaajo ayaa sawirka lagu muujiyey inuu Qaranka ka difaacayo Cadowga kala duwan ee ku Xeeran, Isagoo leh “Ilaahow Dalkeygii iyo Dadkayga ii Badbaadi”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran