Dhageyso Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kulamo La Qaatay Saraakiisha Amniga Ee AMISOM

Maamulka Gobolka Sh/Hoose iyo Saraakiisha AMISOM ayaa wada hadlay Amaanka Gobolka, ka dib kulan ay ku qaateen Magaalada Xeebeedda Baraawe oo Xarun u ah  Maamulka Shariif Xasan.

Kullanka waxa ka qeyb galey, Gudoomiyaha Gobolka Shabelllaha Hoose Ibrahim Najax, Gudoomiyha Degmada Baraawe, Gudoomiyaha Dhanka Maaliyada Gobolka Sh/Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle iyo Sarkaalka qaabilsan Gobolada Banaadir iyo Shabeelada hoose General Muhanga.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open