Musharax Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Khudbad Xasaasi Ah U Jeediyey Xildhibaanada Goloha Shacabka ( Video)

Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta Xildhibaalada laba gole ka hor jeediyey Khudbadiisa uu ku soo bandhigayey Barnaamijkiisa siyaasadeed Haddii xilka loo doorto.

“Siyaasada waa xal raadin, khiyaano ma ahan, been ma ahan, balan ka bax ma ahan, meel ay adduunka ka jirto ma lahan, qof inta aad balanka uga baxdo ma ahan”.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE