Hawada Badda Soomaaliya Oo La Doonayo In Muran La Geliyo Si Maamulkeeda Loogu Wareejiyo Dowladaha Deriska (Video)

Maxamed Abuukar Nuur  oo Khabiir dhinaca Hawada ah,  ayaa ka warbixiyey Duulaan Balaadhan oo lagu soo Qaaday Hawada Soomaaliya, Iyadoo Horey Boob Loogu Hayey Hantida Kala duwan oo Badda Muran la Geliyey.

Maxamed Abuukar ayaa wuxuu sheegay inay Arin Murugo leh ay tahay inay Hawada Soomaaliya Qarka u saaran tahay inay Gacanta ka baxdo,  Sidoo kalana Wuxuu soo bandhigay Qorsheyaal la yaab leh oo soo Wajahay Hawada Soomaaliya, Iyadoo ay ka mid tahay inay dalalka Deriska loo Qaybin doono Iyo Shirkii Hindiya ka dhacay ee Arinta lagu Ogaaday.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE