Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Sharaxay Go’aano Kasoo Baxay Gudiga Anshaxa Doorashada (Video)

Gudiga Badqabka Iyo Anshax wanaaga Doorashada Madaxwaynaha Soomalaiya oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Go’aamo kasoo saaray Doorashada, Waxaana Warbaahinta u Akhriyey Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE