Toos U Daawo Doodda Musharxiinta Madaxweynaha Oo Ka Socota Xarunta Golaha Shacabka Ee Muqdisho

Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda Bilaabatay , waxaana maanta Gelinka hore dooda loo qaban doonaa 13 Musharax sida uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Musharaxiinta ayaa la waydiinaya Su’aalo la xariira waxqabadkooda, Doodaan ayaa laga daawanaya Muuqaal baahiyaasha Soomaalida, Musharax kaste waxaa uu haystaa Laba daqiiqo oo uu Su’aasha uga jawaabayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE