Deg Deg Cumar C.rashiid Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Tanaasulay Tartanka

Raysawasaaraha Xukuumaddda Fedaraalka ahna musharax Madaxweyne Cumar C.rashiid ayaa ku dhawaaqay inuu ka tanaasuleysay Tartanka doorashada Madaxweynaha.

Musharax Cumar C.rashiid oo ka hor hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa markii uu qabsaday Cod baahiyaha ayaa Xildhibaanada kula kaftamay in uu arkaayo halka uu u socdo guuxa Baarlamaanka.

Waxa hadda la sugaa cidii soo bixi laheyd seddaxda Musharax ee isku soo hartaey tartanka oo kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed C.hi Farmaajo  iyo Sheekh Shariif Sheeh Axmed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE