Deg Deg Xasan Sheekh Oo Muujiyey Geesinimo Iyo Farmaajo Oo Guuleystey

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada waxaana uu u hambalyeeyey Musharax Madaxweyne Maxamed C.hi Farmaajo oo mar soo noqdey Raysalwasaare xukuumaddi Kumeel gaarka aheyd ee dalka soo martay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE