Dhageyso Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo

Waxaa maanta madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo helay codadkii ugu tirada badnaa ee xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Mr. Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha 9aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya isagoo xilka kala wareegay Xasan Sheekh Maxamuud.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da ayaa warbixin kooban ka diyaarisey taariikh nololeedka madaxweynaha cusub.

Hoos ka dhageyso taariikh nololeedka madaxweyneFarmaajo

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE