Musharax Farmaajo Oo Ugu Horeeya Codadkii La Dhiibtey Iyo Musharaxiin Aan Magacooda La Maqlin

Waxaa Socota Titinta Codaadka Wareegii Ugu Horeeyay Waxaa Hada La Furay Sanduuqii Waraaqaha Lagu Riday Ilaa Hada Waxaa Codaadkii Ugu Badna Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo.

Sidoo kale Musharxiin ay ka mid yihiin Cumar C.rashiid, Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, C.qaadir Cosoble ayaa tartanka ka mid ah, oo ku jira kaalmaha hore ee codeynta waxaana tirooyin yar wata Musharxiin kale.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE