Toos Ula Soco Xarunta Afisiyooni Oo Ay Ka Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha

Inkastoo aanay weli bilaabmin codeynta xildhibaanada ayaa hadana Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka toos ah oo Idiinka imaanaya ee Xarunta Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya, Doorashada ayaa Goor dhow la filayaa inay Bilaabato, Waxaana Hada Xarunta soo gaaray Mushariixinta, Xildhibaanada iyo Marti Sharafta kale ee lagu Casuumay Doorashada oo ah Mid Xiiso Badan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open