Yaa Ugu Horeeya Codadkii Ay Dhiibtey Xildhibaanada Baarlamaanka, Yaase U Gudbaya Wareega Labaad Ee Doorashada

Waxaa hada soo dhammaatay Tirinta Codadka Wareega Koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, Waxaana wareega Labaad  ee Doorashada usoo gudbay Musharixiinta kala ah Xasan SH Maxamuud oo helay 88 Cod,Maxamed C/llaahi Farmaajo oo helay 72 Cod,Sheekh Shariif SH Axmed oo helay 49 Cod iyo Cumar C/rashiid Cali SHarmaarke oo helay 37 Cod.

Gudiga Doorashada ayaa laga sugayaa iney si rasmi ah ugu dhawaaqaan Natiijada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

1- Xasan Sheekh Maxamuud 88-Cod
2-Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod
3-Shariif Sheekh Axmed 49-Cod
4-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod
5-Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
6-C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
7-C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
8-Saciid C/llaahi Deni 18-cod
9- Cali Xaaji Warsame 3-cod
10-Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod
11-C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod
12-Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod
13-Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod
14-Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod
15-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
16-Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
17-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
18-Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
19-Maxamed Cabdirisaq 0-cod
20-Bashiir Raage Shiiraar 0-cocd
21-Axmed Maxamed Cabdi 0-cod

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran