Akhriso Maamul Goboleedka Puntland Oo Si Diiran U Hambalyeeyey Doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo

Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal laga soo saaray waxaa loogu hambalyeey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana la sheegay in waddo guul ah ay u tahay Shacabka Soomaaliyeed talaabadan.

Qoraalka Puntland ayaa lagu cadeeyey in ay dawladda Puntland door weyn ku lahayd socodsiinta iyo meelmarinta Hindisaha Doorashooyinkii Dad-banaa iyo geedi socodka Isbedelka oo ahayd talaabo muhiim ahayd.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE