Daawo Khudbadii Madaxweynaha Laga Guuleystey Ee Xasan Sheekh Uu Ka Hor Jeediyey Baarlamanka

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Khudbad Geesimo ka muuqato Jeediyey Markii la doortay Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Xasan sheekh ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay in lala shaqeeyo Madaxwaynaha Cusub, si Waajibkiisa uu u guto, Dalka Soomaaliyana uu Horey ugu Socdo.

Ugu danbayntii waxaa Halkaasi lagu dhaariyey Madaxwaynaha Cusub, Isagoona siwayn ugu mahad celiyey Xildhibaanada Soomaaliya, Musharixiintii,  Madaxwayne Xasan sheekh, iyo Madaxwaynihii Hore ee Sheekh Shariif, Soona Jeediyey Dar-daaran kooban.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran