Daawo Xafladii Soo Dhaweynta Ahayd Ee Maamulka Degmada Marka U Sameeyeen Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo (Video)

Shacabka iyo Maamulka degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta magaaladaasi ku qabtay xaflad lagu soo dhaweynaayo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow iyo qaar ka mid ah maamulada deegaanada hoosyiaado degmada Marka sida gudoomiyeyaasha deegaanada Shalambood, Ceeljaalle, Ceelwareegow iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada deegaanka ayaa Shacabka si weyn ugala qayb qaatay xafladdii lagu soo  dhaweynaayey Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Daawasho Wacan:

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE