Dhageyso Taariikh Kooban Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cade Muuse Xirsi Oo Geeriyoodey

Waxaa shalay galinkii danbe dalka Imaaraadka ku Geeriyooday Madaxweynihii hore ee Puntland General Cadde Muuse oo in badan oo kamid ah shacabka Puntland ay ka naxeen.

Hadaba kumee General Cadde ,Hoos ka Dhagayso Taariikh Kooban oo ku saabsan Madaxweynaha .

Ilaahay Ha U Naxariistee Genaraal Cade Xirsi ehelkiisa iyo guud ahaan umada Soomaliyeed, Ayaa si Iskumid ah oga wada naxay geerida marxuumka una tacsiyeeyay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE