Heesta “Halyeygii Na Deeqow” Farxiya Kabayare iyo Riyaale Oo Soo Qaaday Hees Cusub (Video)

Baraha Bulshada ay ku xiriirto ayaa tan iyo xalay waxa leysla dhex marayaa taageero iyo hal ku dhigyo lagu muujinay sida Shacabka Soomaaliyeed ay ugu niyad sanyihiin Madaxweynaha Cusub ee la doortey Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Dhinaca kale Fanaaniinta iyo abwaanada Soomaaliyeed ayaa dhankooda qaadanaya tallaabo ah inay Erayo diiran iyo suugaan Cusub ay ku cabiraan doorka Madaxweynaha Jahuuriyadda uu ku leeyahay Shacabka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open