Shan Qabiir Ah Oo Falanqeeyey Shakhsida Madaxweynaha Cusub Iyo Caqabada Horyaala (Video)

Shan qabiir kala ahaa Mukhtaar Sheekh Cusmaan, Maxamed Nuur Qalimow, Cabdilaahi Maxamed Aadan Salaamulaahi, Abasador Maxamed Xuseen Owliyo ayaa falan qeeyey doorashadii uu kusoo baxay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dhinaca kale qubadan oo marka horeu hambalyeey Madaxweyne Farmaajo ayaa saadaal wanaagsan u muujiyey Madaxweynaha, waxaana ay sheegeen in Soomaaliya ay dhabaha saartay wadadii guusha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE