Daawo Sheekh Aadan Siiroo “Saldhiga Ciidan Ee Imaraadku Ka Rabo Berbera, Haddii Lacag Kasta Lagu Bixiyo Cidii Aqbalayso Maha”

Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah Culimada waa weyn ee Somaliland islamarkaana si weyn bulshadu ugu xirantahay ayaa ka hadlay Saldhiga Ciidan ee Dawladda Imaraadku ka doonayso in laga siiyo Magaalada Berbera.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE