Kulan Ciyaareed Adag Oo Dhexe Mari Doona Kooxaha Liverbool Iyo Totenham, Shaxaha Labada Kooxood

Tababare Jurgen Klopp ayaa hal bedel ku sameeyay shaxdii uu kala hortagay kulankii ugu danbeeyay kooxda Hull City iyadoo xiddiga khadka dhexe Wijnaldum uu bedelay Emre Can.

Sidoo kale Dejan Lovren ayaa taam u noqon waayay in lagu soo bilaabo kulankaan iyadoo Lucas uu ka ciyaarayo daafac dhexe isaga daafaca reer Cameroon Joel Matip. Lovren ayaan xitaa ka mid aheyd xiddigaha kursiga keydka.

Dhanka afka h–e waxaa weli Liverpool u ciyaaraya xiddigaha reer Brazil Firmino iyo Philippe Coutinho oo uu wehliyo xiddiga reer Senegal Sadio Mane.

Lallana iyo Henderson ayaa iyagana khadka dhexe ku wehliya xiddiga reer Holland Wijnaldum,ciyaartaan waxasi toosah uga daawankartaa laacibtv.net oo toosu tabineysa

SHAXDA RASMIGA AH:

Liverpool: Mignolet, Clyne, Matip, Lucas, Milner, Lallana, Henderson, Wijnaldum, Mane, Firmino, Coutinho

Keyd: Karius, Sturridge, Klavan, Moreno, Can, Origi, Alexander-Arnold

Tottenham: Lloris, Walker, Dier, Alderweireld, Davies, Dembele, Wanyama, Eriksen, Alli, Son, Kane

Keyd: Janssen, Vorm, Nkoudou, Trippier, Sissoko, Wimmer, Winks

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE