Riwaayadda Dr Qooto-qooto Qeybtii 25-aad Oo Xiisa Badan (Video)

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qaybtii 24-aad ee Riwaayada Dr. Qooto Qooto oo Xiiso badan, Riwaayadda oo ah mid taxane ah ayaa waxa ay hada gashay Qaybihii ugu Xiisaha iyo Xamaasada badnaa, waxaana sidoo kale ka qayb qaatay Fanaaniin Tiro badan iyo Jilayaal Caan ka ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE