Barnaamij Gaar Ah Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed Soo Saare Axmed Xasan Ibraahim (Video)

Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka Somalinews Tv ayaa waxa uu ka waramayaa Isbedelka siyaasadeed ka dhacay dalka iyo hogaanka Cusub ee loo doortey Soomaaliya, wareysigan oo dhinacyo adan taabanaya ayaa waxa qaaday Axmed Xasan Ibraahim.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE