Dhageyso Cabdulaahi Daayeerow Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Farmaajo Oo Ka Warbixiyey Dareenkiisa

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada ku xiriirto ee Facebooga si weyn u qabsaday Nin lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamuud Cismaan (Daanyeerow) oo ku qaylinayay “ Ar Farmaajo Ii geeya” ayaa ugu dambayntii  la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Cabdullaahi Daanyeerow  oo degan magaaladda Jowhar oo xalay  madaxweynaha loogu geeyay  Hotel Aljazeera ee magaalada muqdisho, ayaa waraysi uu siiyay VOA wuxuu ku sheegay inuu ku faraxsanahay inuu la kulmo madaxweynaha.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open