Dowlada Soomaaliya Oo Shaacisey In Lasoo Daabacayo Sanadkan Lacag Shilin Soomaali Ah

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkan ay qorsheynayso in ay soo daabacayso Lagac Shilin Soomaali ah oo cusub, taas oo dalku yeelan doono.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Soomaaliya khaqaaalihii lagu daabicilahaa Lacagtaas ka sugeyso Beesha Caalamka shirka Bisha May lagu qabandoono London.

Maalmihii danbe waxaa aad u sare kacay qiimaha sarifka lacagta Shilinga Soomaaliga taas oo gaartay  qiimo dhan 15 ilaa 14 kun, halka markii horana ahaa 22 kun halkii dollar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE