Maxaa Sababay Guusha Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Hadaba Waxa Badan Ka Ogow (VIDEO)

Waxa la aaminsanyahay guusha taariikhda gashay ee Madaxweyne Maxaxmed Cabdulaahi Farmaajo uu ka gaaray doorashadii lagu qabtey magaalada Muqdisho, waxa jira dhowr sababood oo kaliftey in doorashada uu kusoo baxo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Faraamjo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE