Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Durey Gooni Isu Taagga, Kana Hadlay Heshiiska Madaarka Barbara (Video)

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somailand C.raxmaan Cirro ayaa sheegay in heshiiskii ay shalay Meelmariyeen xildhibaanada labada gole ee maamulka Somaliland in uusan ka dhigeyn Somaliland mid ka go’day Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in Heshiiskaan inuu muujinaya in Somaliland ay ka mid tahay dowladda Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inay Soomaliland maanta ugu Danbayso Nabad Iyo Xoriyad, Wuxuuna sheegay Inay Saldhiga Suuro gal tahay inay kasoo degaan Ciidamada AMISOM, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Jir dilkii Xildhibaanada ee shalay ka dhacay hoolka Shirarka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE