Warbaahinta Dalka Kenya Oo Warbixin Ka Diyaarisey Sida Madaxda Soomaaliya Ay Xilka Isugu Wareejiyaan (Sawiro)

Qaarada Afrika waxaa lagu bartay afgembi militari,ku shubasho doorasho iyo madax diida inay xukunka wareejiso marka laga guuleysto.

Hadaba dalka Somaliya ee kasoo kabanaya dakharadii dagaalada sokeeye ayaa waxa uu tusaale fiican oo lagu dayan karo unoqday qaarada Afrika inteeda kale maadaama  8 madaxweyne ay si nabad ah xilka isugu wareejiyeen muda 16 sano ah gudahood.

Warbaahinta dalka Kenya ayaa maalintii shalay Baahisay Maqaal ay uga Faaloonayso Soomaaliya, Iyadoo Ugu baaqday madaxda Kenya iyo Kuwa kale ee Afrika inay wax ka bartaan Madaxda Soomaaliya.

Halkan hoose waxaad ku daawantaa Sawirada Sideed Madaxweyne oo xilka si nabad gelya ah isugu wareejiyey intii ay Soomaaliya Gobanimada qaadatey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open