Maamulka Koonfur Galbeed Oo Xil-kaqaadis Ku Sameeyay Wasiir Macallin Barre

Maamulka K.Galbeed ayaa maanta si rasmi ah xilka qaadis ugu sameeyay wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta Axmed Maxamed(Macalin Barre).

Xilka qaadista ayaa lagu go’aamiyay kulankii caadiga ahaa ee wasiirada K.Galbeed oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo.

Macalin Barre ayaa ka mid ahaa xildhibaano ka soo jeeda K.Galbeed oo mooshin ka keenay madaxweyne Shariif Xasan, waxa uu sidoo kale hadalo eedeymo xambaarsan uu hawada u mariyay madaxweyne Shariif Xasan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran