Khasaaraha Qaraxii Maanta Ka Dhacay Suuqa Xaafadda Kaawo Godey Ee Muqdisho Oo Aad U Sii Kordhay (Sawiro)

Waxaa aad u sii kordhay khasaarihii uu geystay qaraxii Maanta ka dhacay Suuqa Xaafadda Kaawo Godeey ee bariga degamada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Xarumaha caafimaadka magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in khasaaraha dhimashada uu kor u dhaafayo 30 qof iyadoo dhaawacyada intaasi ay aad uga sii badan yihiin.

Xuquuqda: Radio Danan

K

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE