Golaha Wasiirada Maamulka Goboleedka Hirshabelle Oo Maanta Lagu Dhawaaqey (Akhriso)

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar xubnaha cusub ee golaha wasiirada maamulkiisa.

Cali C/llaahi Cosoble ayaa magacaabay 23 wasiir, 23 wasiir ku-xigeeno iyo 6 wasiiru dowle, waxaana munaasabada looga dhawaaqay golaha wasiirada Hirshabelle ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan, Magacyada iyo xilalka loo magacaabay golaha wasiirada Hirshabelle waxay kala yihiin sidatan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE