Akhri Warsaxaafadeed Maamulka Jubbaland Oo War Kasoo Saarey Magacaabista Ra’isalwsaaraha Cusuab

War saxaafadeed kasoo baxay Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo dhweeyey magacaabista Ra’isalwsaaraha cusub ee Soomaaliya oo saacadihii hore ee Saake lagu dhawaaqey.

Qoraalka saxaafadda loogu talagalay ee Madaxtooyada Jubbaland laga soo saaray ayaa sidoo kale wax loogu hambayeeyey Ra’salwasaare Xasan Axmed Kheyre, oo lagu tilmaamey shakhsigii ku haboonaa in xilkaasi culus loo dhiibo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE