Dhageyso Caqabadaha Ugu Horeeya Dowlada Soomaaliya Ka Haaysta Wadamada Deriska Ah

Dowladda cusub ee Soomaaliya ee dhawaan xilka la wareegtey ayaa waxaa horyaalla waxyaabo badan oo laga sugayo inay wax ka qabato, waxaana ugu weyn xaaladda amniga dalka iyo kala  daadsanaanta hey;adaha dowliga.

Si kastaba, caqbadaha kale ayaa khubaradu sheegayaan inay ka mid yihiin maaraynta saamaynta waddamada deriska ah ay ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya iyo fargelinta aan dhamaadka laheyn ee ay lasoo taaganyihiin madaxda qaar.

Hadaba Wariyaha VOA Jacfar Kuukaay ayaa arrimahan ka waraystay Zakariye Yuusuf oo qoray warbixin arrintan la xiriirta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE