Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre Ayaa Ka Hadlay Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Dil Lagu Xukumay Dalka India (Sawiro)

Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre, mar uu ka hadlaayey munaasabaddii maanta kalsoonida uu Baarlamaanka ku siiyey siiyey ayaa wuxuu ku sheegay inuusan ku qanacsaneyn xukunka dowladda India ay ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyey.

“Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed , waana kala hadli donaa “ ayuu yiri ra’iisulwasaare Xasan Khayre.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE