Daawo Dabadbaxii Lagu Taageeraayey Madaxda Cusub Ee Soomaaliya Oo Maalma Ka Hor Lagu Qabtey Degmada Nambar 50 (Video)

Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayo dowlada Cusub ee Soomaaliya ayaa dhawaan waxa lagu qabtey degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hooe, taas oo ay ka qeyb galeen boqolaal dad weyne ah oo taageero kal iyo laab ah u muujiyey Madaxda Cusub.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE