Dhageyso Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Nooca Ay Noqon Doonto Xkuumadda Uu Soo Dhisi Doono

Ra’isalwasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhawaan xilka la wareegay ayaa shaaciyey nooca ay nooqon doonaan Golaha Wasiiro ee uu soo dhisi doono dalka Soomaaliya.

Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhisi doono Xukuumad ka turjumaysa rabitaanka Shacabka iyo Baarlamaanka Soomaaliya,Wuxuuna tilmaamay in Golaha  wasiirada uu soo dhisi doono ay noqon doonaa kuwo dowladnimada ka amba qaada halka ay hada joogto isla markaane loo eegi doono baahida dowladeed ee dalku qabo.

R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa daaha ka rogay in Shacabka Soomaaliyeed ay muujiyeen rabitaan xoog leh oo dowladnimo,Wuxuuna ballan qaaday inuu ka shaqayn doono xoojinta Wadashaqaynta Shacabka iyo Xukuumadda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE