Telefishinka SomaliNewsTv Oo Wareysi Gaar Ah La Yeeshay Gudoomiyaha Degmada Lambar50 C/laahi Waafow(Video)

Gudoomiyaha degmada Lambar50 ee gobolka Shabeelaha Hooose C/laahi Cali Axmed(Waafow) ayaa wareysi Muuqaal ah oo uu kaga hadlaayo arimo dhowr ah oo gobolka Sh/hoose ku saabsan siiyey Telefishinka SomaliNewsTv.

Daawasho wacan:

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE